Magaalo Jidadka Lagu Diyaariyey Cuntooyin Loogu Tala Galay Dadka Baahan!
January 28, 2019 - Written by Berbera Today
Lubnaan(Berberatoday.com)-Magaalada Daraabulus ee Dalka Lubnaan ayaa ah Magaalo ku Caan baxday Quudinta dadka baahan iyo sidoo kale kuwa dan yarta ah .
Dadka Khayrka Jecel ee ku nool Magaaladaasi waxa waddooyinka soo dhigaan tagaalado ay ku guraan cuntooyin ay ugu tala galeen dadka baahan.