Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Bilaabay Qorshe Uu Kula Xisaabtamayo Wasiiradiisa
January 30, 2019 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa bilaabay qorshe uu kula xisaabtamayo golihiisa wasiirada oo ay 100 maalmood ka soo wareegtay markii uu bishii Oktoobar ee kal hore xilalka u magacaabay, waana qorshe la iskula xisaabtamayo.