Guddiga Diiwaangelinta Oo Xisbiga KULMIYE Ka Dalbaday Inay Ka Jawaabaan Dacwad Laga Gudbiya
January 31, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka JSL, ayaa xisbiga talada haya ee KULMIYE u soo gudbiyay dacwad ka dhan ah oo lagu soo eedeeyay taas oo ay ka dalbadeen inay ka soo jawaabaan.