berberatoday.com
Booliska Gobol Mareykanka Ah Oo Tuugta Wax Xada Codsi Ugudbiyay
January 31, 2019 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Booliiska Gobol ku yaal Maraykanka ayaa ka codsaday tuugta bal inay nastaan ayaamahan oo qabaw xumi ka jiro dalkaas sababta oo ah Booliisku ma ilaalin karayaan shacabka qabow dartii. Qabowgu wuxuu maryaa meelaha qaarkood -70. 

codsigan Booliska Mareykanka ayaa yimi xili uu baraf daylo wata oo ba,ani ka dhacayo dalkaasi waxaanay Boolisku ka cabsi qabaan in tuugtu xiligan aan laysu baxayn ay xatooyo khatara ka gaystaan goobaha mihiimka ah ee ganacsiga iyo gurayaha laga maqanyahay.

Sidoo kale waxa aan meesha iyana aan kamaqnayn in boolisku tuugta laftooda ubaqayo inay qabawgaas dabaylaha wata ku nafwaayaan iyaga oo xatooyo isu diyaarinaya maadama oo ay dhaaftay xaraarada cimiladu xiligii bina,aadamku shaaracyada socon laahaa oo gurayaha lagu jiro iyada oo heaters la isticmaalayo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews