Tirada Dhimashada Doomihii Ku Degay Xeebaha Jabuuti Oo Kordhay
January 31, 2019 - Written by Berbera Today
Djibouti(Berberatoday.com)-Laanta Qaramada Midoobey ee u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegtay in meydadka 52 qof laga soo saaray badda kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen dad muhaajiriin ah ay ku dageen xeebaha dalka Jabuuti.
Ha’yadda IOM waxay sidoo kale sheegtay in 16 qof laga soo baadbaadiyay badda.