Daawo Muuqalka”Mas’uul Beeniyay Hadal Uu Shalay Warbaahinta Ka Sheegay Oo Ahaa In Wasiir Hore Mushaharkii Laga Joojiyey
February 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com0-Guddoomiye ku xigeenka guddida tacliinta sare ee Somaliland Maxamed Xasan Sheekh Muumin ayaa waxa uu beeniyay hadal uu shalay warbaahinta mariyay oo ahaa in Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo hadda ka tirsan guddida tacliinta sare Mushaharkii laga joojiyay, ka dib markii uu kasoo xaadiri waayay shaqada guddida.
Maxamed Xasan Sheekh Muumin ayaa raali-galin ka bixiyay hadalkaa shalay ka soo yeedhay, waxaanu sheegay in aanu awood u lahay arrintaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan