berberatoday.com
Amaanka Dekeda Berbera Iyo Madaxda Shirkada DP World Oo La Adkeeyay+Shir Deg Deg Ah Oo Gudida Nabad Galiyada Gobolka Saaxil Isugu Yimaadeen Saaka
February 4, 2019 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Shir Deg Dega  oo  ay Maanta xili hore  ay   yesheen Gudida nabadgalayada iyo Illaalinta Amaanka Gobolka saaxil  Ayaa saaka Lagu qabtay xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Shirkan oo saxaaafadu Debad Joog ka Ahayd  ayaa waxaa goob jog ka Ahaa taliyayaasha Ciidamada kala Duwan ee Gobolka Saaxil  iyo Xubnaha maamulka Gobolka iyo Degmada berbera, iyo  waliba Maareeyaha Guud ee dekadaha Somaliland oo uu Whelinayay  Agaasimaha Dp world ee dekada Berbera,

Sida Aanu Xogta ku Helnayna waxaa lakala qaatay Awaamiir Ada goo Dhanka  Amanka Lagu Sii Xoojinayo  Iyadoo Marka Horeba  uu Adkaa Ilaalinta Amaanka Guud ee Gobolka saaxil,

Meelaha Lasii Xiijiyano Amankooda waxaa kamida Dekada berbera, haamaha Shidaalka  iyo  kaantaroolada oo baadhis balaadhan lagu samayn doono baaburta ka baxaysa berbera iyo Kuwa Soo galayaba,

Dabcana  Waxaana Laga yaabaa  Labac kaclaynta Amaanku in ay dabo socotaa  Markii saaka Subaxii   hore maamul Goboleedka Putland  ee dalka Soomaaliya  magaalada Boosaaso Lagu Dilay Agaasimihii shirkada P&O Ee Dekeda Bosaso Oo Kamida Faracyada Dp World  

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews