Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Puntland Oo Hanjabey Heegana Galiyey Ciidamadiisa
February 4, 2019 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha mamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley agaasimihii shirkada Dp World ee dekada Boosaaso oo saaka Ururka Al Shabaab .
Madaxweyne Deni ayaa sheegay inay ciqaab adag marinayaan cid kasta oo danbigaas lagu helo .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/laNi6ewx-SE
Berberatoday.com