berberatoday.com
Diyaaradaha Dagaalka Faransiiska Oo Duqeyn Ka Bilaabay Gudaha Dalka Chad
February 5, 2019 - Written by admin

Chad(Berberatoday.com)-Diyaaradaha dagaalka ee Faransiiska ayaa Isniintii shalay duqeyn ka geystay waqooyiga wadanka Chad, kadib markii ay halkaasi soo galeen kooxo hubeysan oo kasoo tilaabay xaduuda dalka Liibiya.

Dowlada Chad ayaa la sheegay inay ka codsatay ciidamada Faransiiska inay gacan kasiiyaan sidii looga hortagi lahaa kolonyo gaadiid dagaal ah oo gaaraya 40 oo kasoo gudbay xadka wadanka Liibiya kuwaasi oo 400km gudaha usoo galay wadanka Chad.

Militariga France ee ku sugan dalkaasi Chad ayaa qeyb ka ah hawlgalka la dagaalanka Argagaxisada, waxayna saldhig ku leeyihiin duleedka caasimada wadankaasi ee  N’Djamena.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews