Gudoomiye Ciro Oo Xil Cusub U Magacaabey Siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi .
February 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi u magacaabey Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
