berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Kashifay Cida Cuntey 80-ka Milyan Ee Deynta Ah
February 5, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac wasiirkii hore ee wasaarada biyaha Somaliland ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley lacagta deynta ah ee shalay la shaaciyey in xukuumadii Siilanyo wareejisay

Siyaasi Baashe ayaa sheegay  in lacagtaas deynta ah aaney aheyn lacag deyn ah xukuumada lagu leeyahay balse ay tahay lacagtii lagu galay olalaha .

Sidoo kale Baashe waxuu sheegay in si gaar ah lacagtaas uu ugu takri falay wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/ECobmldoh2I

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews