“Waxa Jira Laba Nooc Oo Tuuganimadda Ah, Mid Si Toos Ah Ayuu Uxadaa Wixii Markaa Yaalla Midna?”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen
February 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyada oo la shaaciyey deyn xad dhaaf ah oo ay xukuumadu la ciirciirayso ayaa siyaasiyiinta somaliland waxay siyaabo kala duwan uga hadlayaan daynta gaadhaysa 80 Milyan ee doolar ee xukuumadu la ciirciirayso.
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye waxa uu macno u waayey deynta xad dhaafka ah ee hada la shaaciyey in lagu leeyahay xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi, taas oo uu ku tilmaamay mid la xaday.
