Xildhibaan Cabdiraxmaan-dheere Iyo Xildhibaan Warfaa Oo Tartan Ugu Jira Buuxinta Jagada Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye
February 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa isa soo taraya loolanka ay xubno ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ugu jiraan jagada guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, marka uu qabsoomo shirka golaha dhexe ee xisbiga oo qorshaysan February 23.