Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Borama Loogu Sameeyay Suxufi Sawir Qaade Ahaa Oo Geeriyooday
February 6, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey Marxuum Saxafi Cabdifataax Aydaax oo ka mid ah warbaahinta gobalkaasi oo shalay geeriyoodey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan