Xisbiga Kulmiye Oo Iminka War Cusub Ka Soo Saarey Shirkii Golaha Dhexe”Daawo Muuqalka”
February 7, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Md Mustafe Waxdad ayaa waxaa uu ugu baaqay golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye inay ay axda laga bilaabo ay yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi si ay u qataan kaadhadhkii golaha dhexe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/_ujwTpD70wM
Berberatoday.com