berberatoday.com
Magac-yada 12 Xildhibaan Oo Laga Qaadey Xasanadii Baarlamaanka Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya + [ Muuqaal ]
February 7, 2019 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Kulan maanta Baarlamaanka Ismaamulka Soomaalida uu ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa xasaanaddii looga qaaday 12 ka mid ahaa xildhibaannada Maamulkaas.

Xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen xubnihii abaabulay rabshadihii ka dhacay Magaalada Jigjiga ee sababay dhimashada dad gaaray 58 qof.

Xildhibaannada Xasaanadda laga qaaday waxaa ka mid ah;

Ahmed Abdi (ilka case)  ,   MARWO Sucaad ahmed Faarah , Mohamed Rashiid Isaaq  , Marwo Fartuun ,  Mohamoud Heeryo , Marwo Ayaan Gulaandhe ,  Abdi Mahad ,  Khadar Dheere , Abdi Haliim ,  Marwo Maajida ,Xildhibaan Miig  . Marwo Nasra Hassan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews