berberatoday.com
Raxan Daanyeero Ah Oo Soo Weeraray Jaamicad U Gaar Ah Gabdhaha Kuna Taalla Dalka Sucuudiga !
February 8, 2019 - Written by admin

Riyad(Berberatoday.com)-Gabdho wax ka barta Jaamacada Biisha ee dalkaasi Sucuudiga ayaa waxa aad u argagax galiyey weerar ay ku soo qaadeen Raxan Daanyeero ah.

Dadka ku dhaqan Dalkaasi Sucuudiga ayaa waxay aad ugu faaleeyeen baraha bulshada sawiro iyo muuqaalo lagu baahiyey oo muujinayey daanyeerka soo weeraray jaamacadaasi.

Sida lagu baahiyey Wargeyska Sabaq ee ka soo baxa Dalkaasi oo shabakada Berberatoday.com ka soo xigtay Warka gabdhaha jaamacadaasi wax ka barta ayaa waxa aad u cabsi galiyay weerarka uu daanyeerkaasi ku soo qaaday mana aha markii ugu horreysay ee arrin noocan oo kale ahi ay dhacdo, Daanyeerka ayaa waxa uu soo weeraraa jaamacadaasi marka uu cunto la’aan dareemo waxaanu soo galaa gudaha xayndaabka jaamacadaasi waxa aanu isku dayaa inuu ka helo cunto.

Waalidiinta Gabdhahaasi wax ka barta Jaamacada Biisha ayaa waxay ka codsadeen Madaxda jaamacadaasi inay si degdeg ah wax uga qabtaan arrintani waxa aanay sheegeen in haddi ay dhibaatadani sii socoto ay sababi doonto in gabdho badan ay cabsi daraadeed soo xaadiri waayaan jaamacada.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews