Dawlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Deegaamada Somaliland Marka Laga Reerbo Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera
February 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Ingiriis-ka oo soo saartey war qoraal ah ayaa waxaa ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Somaliya oo Somaliland- ku jirto
Dawlada Ingiriisku waxaa ay sheegtay in muwaadiniinteedu kaliyaata ay u safri karaan magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera hadii ay u leeyihiin hawlo aan ka fursasho laheyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/kJFvJXpeLIQ?t=59
Berberatoday.com