Sirdoonka Somaliya Oo Raysal Wasaare Kuxigeenka Dawlada Xamar Mahdi Axmed Guuled Ka Codsaday Inuu Kusoo Wareejiyo Basaasin Uu Iskii Uqortay Oo Hargeysa Jooga
February 9, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sirdoonka Somalia, ayaa ka dalbaday Raysal Wasaare kuxigeenka Somalia inuu ku soo wareejiyo basaasiin uu iskii u qortay oo uu ka hawl galiyey Jamhuuriydda Somaliland gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee hargeysa
Wargeyska Saxafi ayaa qoray warkan.
Halkan Hoose KLa Akhri Waraaqda Sirdoonka Somaliya uqoreen Raysal wasaare Kuxigeenka Dawlada Xamar Mahdi Axmed Guuleed Khadar