berberatoday.com
Wasiir Sacad Oo Sheegay In Kiradii Dekada Berbera Xukumadii Siilanyo Sii Qadimatay”Daawo Muuqalka” Su,aalo Kulul Oo La Weydiiyey
February 9, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo habeenkii xalay aheyd su,aalo adag lagu weydiiyey dood cilmiyeed Hargeysa lagu qabtey .

Wasiir Sacad oo Su,aal la weyey ka jawaabey ayaa  shaaciyey markii ugu horeysay in lacagtii kirada aheyd ee sanadkan laga qaadi lahaa shirkada Dp ee dekada Berbera Maamusha la soo qadintey .

Sidoo kale Wasiir Sacad ayaa shaaciyey in saldhiga Imaaraadka ee Berbera  aan laga qaadi doonin wax kiro ah balse ay Somaliand ku bedelatay in loo dhiso jid isku xidha Berbera iyo Wajaale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/wem4NH-Sp7M

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews