Aale Ha Unaxariisto Marxuum Ismacil Cali Axmed(Kashiito)Oo Oslo Norway Ku Geeriyooday
February 12, 2019 - Written by admin
Oslo Norway(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Waxa Magaalada Oslo ee Dalka Norway ku geeriyooday Marxuum Ismaaciil Cali Axmed Ismaaciil Kashiito oo ahaa Siyaasi iyo Samafale dadka jilicsan caawiyo kana katirsanaa Xisbiga Waddani.
Marxuum Ismaaciil Kashiito Waxa La Sheegay Taariikhda Inuu Kamid ahaa Dadka Somalida Ugu Horeeyay Ee Dalkaas Norway Gala Oo Deegaan Ku Noqday Sidoo Kale Marxuumku Waxa uu ahaa Nin Naxariis Badan oo Dadka Tabaalaysan Caawiya Isaga Oo Gacan Weyn Ka Geystay abaairhii Somaliland Ka Dhacay 2017kii Gaar ahaan Deegaamada Hawdka Burco Uu deeqo Biyo Iyo Raashin Isugu Jira Gaadhsiiyay alle Ha Unaxariistee Marxuum Ismaaciil Waxa Uu Kamid ahaa Xisbiga Waddani Isaga oo Qorsheynaayay Inuu Kuraasta Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer Iska Sharaxo Intaan Xaqu U Iman