Marwo Faadumo Siciid Oo Soo Bandhigtay Cadadka Lacago Malaayiin Dollar Ah Oo Lagu Lunsado Safaaradaha Dibada Iyo Fashilka Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland
February 12, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay farta ku fiiqdey safaarado Somaliland ah kuwaas oo aan shaqeyn isla markaana lagu qaato lacago malayiin Dollar ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/0Afq8lT6Do8
Berberatoday.com