Daawo Muuqalka”Gudoomiye Xuuto Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Sababta Ay SOLJA U Difaaci Weyday Wariye Cali Seenyo .
February 15, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey sababta ay SOLJA u Difaaci weyday Wariye Cali Senyo oo dhawaan laga celiyey xadka Somaliland iyo dalka Jabuuti
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/V5Cwci6twaE
Berberatoday.com