Dhagayso”Wariye Cabdinuur Sheekh Maxamed Isaxaaq Oo 30 Sano Kadib Ka Fadhiistay Shaqada Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Iyo Taariikhdiisoo Uu Kawaramay+Waxyaabihii Ugu Layaabka Badnaa Uu Sheegay
February 15, 2019 - Written by admin
Hargeya(Berberatoday.com)-Laanta afka Soomaliga ee Idaacada BBC-da waxaa shaqadii uu ka hayey si rasmi ah ug fadhiistey kadib muddo 30 sanno ah oo uu ka shaqeynaayey wariye Abdinur Sheekh , waxaana uu ka sheekeyey arimihii ugu layaabka badnaa intii uu saxafada u jiray
Halkan Hoose Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/YMP7ceuYXwk
Berberatoday.com