Toos U Daawo: Dooda Jimcaha Ee BBC-da oo Lagu Faaqidayo Qadiyada Xadhiga Saxaafada Somaliland iyo Heerka Xuuqda Ra’iga H
February 15, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka dooda Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqidayaa qadiyada xadhiga Saxaafada Somaliland iyo heerka xuquuqda ra’iga, Waxaana dooda marti ku yihiin Wasiir ku xigeeka arrimaha Gudaha Somaliland iyo Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Solja.
Berberatoday.com