Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Iyo Xubno Maayiro Ah Oo U Ambabaxay Jigjiga
February 15, 2019 - Written by admin
Tog Wajaale(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” iyo wefti maayiro ah oo uu hogaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale, Iyagoona ku sii jeeda magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay kaga qayb galayaan xuska magaalooyinka Itoobiya oo ka qabsoomi doona Jigjiga.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka
https://youtu.be/2tBu8qj_nng
Berberatoday.com