Xukumada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland
February 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu jawaab adag ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan