berberatoday.com
Xeer-ilaalinta Oo Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Usoo Gudbisay Eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Qodobada Lagu Soo Eedeeyay!
February 19, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Xeer ilaalinta somaliland ayaa mudo bil iyo dheeraada kadib maxkamada gobolka maroodi jeex usoo gudbisay eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo loo xidhay suugaan uu ku cabiray dareenkiisa.

Xeer ilaalinta ayaa laba qodob kusoo eedaysay Abwaan Abees kuwaasi oo ay ku sheegtay in uu dawlada ku eedeeyay in mashaariicda sifo khaldan ku siiso cid gaara.

Sidoo kale qodobka labaad ee xeer ilaalintu ku eedaysay abwaan abees ayaa ha in uu aflagaadeeyay ciidanka booliska Somaliland,

HALKAN KA EEGL EEDA ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES OO UDHIGNAYD SIDAN;

1; Aflagaaddo Dawladeed.

2; Aflagaaddo Bilays.

Sources Wajaalenews.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews