Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo Walaac Ka Muujiyay Dib U Dhac Markale Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland
February 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Ismaaciil Xuseen “Cadami”, ayaa walaac xoogan ka muujiyay dib u dhac markale ku yimaada qabsoomida Doorashooyinka Somaliland, isagoona sheegay in uu sii xoogaysanayo dareenka la xidhiidha dib u dhaca doorashada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka