Cali Maxamed Warancade Oo Ka Hadley Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya iyo Fursadaha Somaliland Uga Banaan H
February 21, 2019 - Written by admin
Hargeys(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ah la-taliyaha Madaxweynaha Somaliland, ayaa ka hadley fursadaha Somaliland uga banaan muranka xoogan ee dhinaca bada ee u dhexeeya dawladaha Soomaaliya iyo Kenya.