Halkan Ka Dhagayso Wareysi Adag Oo Idaacada BBC-du Ku Wareysatay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Maxamud Warsame Jaamac Oo Ku Saabsan Safarka Madaxweynaha Ee Dalkka Itoobiya
February 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatioday.com)-Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay wareysi la yeelatey afhayeenka madaxtooyada Somaliland isla markaana waxaa ay wax ka weydiisay Kulankii Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Biixi iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/0dXS53JJ4N0
Berberatoday.com