Qaar Ka Mid Ah Ergooyinka Ka Qeyb Galaya Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Gadhey Boorama
February 23, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal si habsamileh uga socda qaban qaabada shirweynaha Xisbi xaakimka talada dalka haya ee Kulmiye, iyadoona ay halkaasi gaadheen qaar ka mid ah ergooyinkii shirka.