Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Waxay Ku Wada Hadleen Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Dood Adag Oo Dhexmartay
February 24, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey oo shalay ka anba baxay magaalada Hargeysa isla markaana xalay u hoyday magaalada Gabilay ayaa saaka gaadhey magaalada Borama
Madaxweyne Biixi oo khudbad meel fagaare ah uga jeediyey shacabka magaalada Borama waxaa uu banaanka keenay dood adag oo dhex martay raysal wasaaraha Itoobiya oo uu dhawaan magaalada Addis Ababa kula kulmay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/8I6B2jwoKOA?t=39