Halkan Ka Daawo Muuqalka”Shan 5- Su’aalood Oo Layska Weydiinayo Profesor Axmed Ismaaciil Samater Iyo Shirka Kulmiye Ee Boorama
February 24, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa waxaa ay is weydiinayaan su,aal ah sababta uu Prof Axmed Ismaciil Samater uga qeyb gali waayey shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo waliba lagu qabanaayo magaalada Uu Dhalasho ahaan ka soo jeedo
Halkan Hoose Ka Daawo War Bixin Arintan Lagu Lafo Guray