Ex Wasiir Cadaani Oo Loo Diiday Kaadhka Golaha Dhexe Iyo Shirkii Kulmiye Oo Saaka Ka Furmaya Boorama
February 25, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shirkii 6aad ee golaha dhexe uu maanta uga furmayaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Warar rasmi ah oo soo baxay ayaa shaaciyey in wasiirkii hore ee warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani uu waayay kaadhka Xubinimada golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE.
