berberatoday.com
Guddiga Qandaraasyada Somaliland Oo Shaaciyey In Heemo Books Ku Guulaysatay Daabacaadda Manhajka Maddarasada Diiniga Ah
February 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey laba Mashruuc oo kala ah daabicidda Manhajka Maddarasada Diiniga ah ee dalka oo ay Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu samaynayso oo ay ku guulaysatay Shirkadda Heemo Books iyo Raashin loo iibinayo xarunta Carruurta Derbi-jiifka ah ee Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa oo ay shirkad kale ku guulaysatay.

Guddoomiyaha Guddiga qandaraasyada qaranka, Agaasimaha guud ee Guddigaas, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Madaxda Shirkadda Heemo Books iyo xubno kale oo halkaas ka hadlay, ayaa ka warramay muhiimadda qandaraaska iyo nidaamka cadaaladda ah ee uu u dhacay oo ay ka marag-kaceen shirkadihii tartanka ka qaybgalay ee aan iyagu guulaysan oo hambalyeeyey shirakdaha kale.

Warbixinta warkaas oo dhammaystiran, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews