“Gobolka Awdal Wuxuu Kamid Ahaa Meelihii Xisbiga Kulmiye Codadka Badan Ka Helay, Xaqbuu Uleeyahay In Shirka Golaha Dhexe Lagu Qabto”Gudoomiye Axmedyasiin”Daawo Muuqal
February 25, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa weedho kooban ka jeediyay soo dhawayntii madaxwaynaha ee gobolka awdal isagoo sheegay in ay reer boorama sharaf utahay in lagu qabto shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye