Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyey Furitaanka Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye .
February 25, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta magalada Borama ka furay shirka Lixaad Ee Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye isla markaana halkaasi khudbad ka jeediyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/2wfH8-0pLjY
Berberatoday.com