Daawo Muuqalka”Wiil Dhalinyaro Ah Oo Hargeysa Ku Nool Oo Sameeyey Arin Mucjiso Ah
February 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil Dhalinyaro ah oo Hargeysa ku nool ayaa waxaa uu warbaahinta u soo bandhigay arimo mucjiso ah oo uu sameeyey oo ka mid yahiin in uu ku jiifsado miis ay ka taagan yahiin masaabiir
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QMH0hEy7Uls?t=110
Berberatoday.com