berberatoday.com
“Ma Jirto Cid Iga Saari Karta Xisbiga Kulmiye , Yaa Iga Saari Kara ..” Cabdicasiis Sammaale”Daawo Muuqalka
February 26, 2019 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdi Casiis Samaale oo shalay warbaahinta kula Hadley magaalada Borama ayaa waxaa uu ka Hadley siyaasiyiin iyo xubno miisaan lahaa oo xisbigaasi laga saarey iyo qaar aan nasiib u helin inay ka soo qeyb galaan shirka Golaha dhexe

Sidoo kale Siyaasi Cabdicasiis Samaale oo ka jawaabaya Su,aal la weydiiyey ayaa si kulul ugu jawaabey in aaney jirin cid ka awood weyn oo xisbigaasi isaga ka saari karta isla markaana uu isagu yahay aas aasayaashii xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews