Shirweynihii KULMIYE Oo Muddo Sannad Ah Dib Loo Dhigay Iyo Shirkii Boorama La Soo Gabogabeeyay
February 26, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa cod u qaaday muddo kordhin loo sameeyay shirweynaha xisbigaasi.
Xubnaha golaha dhexe ayaa waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen in muddo sannad ah dib loo dhigo shirweynaha xisbigaasi, waxaana loo asteeyay in uu qabsoomo bisha April 2020-ka.
