Maxamadu Buhaari Oo Mar Kale Ku Guuleestay Xilka Madaxtinimo Ee Nigeria
February 27, 2019 - Written by admin
Nigeria(Berberatoday.com)-Madaxweynaha haya talada ee dalka Nigeria Maxamaduu Buhaari ayaa ku guuleestay doorashada .madaxtinimo sida ay shaaciyeen saraakiiisha gudiga doorashada.
Ku dhawaaqida waqtiga hore ee arbacada maanta ayaa ka dhigan in 76 jirkaan markiisii labaad uu maamuli doono mudada afarta sano ee soo aadan wadanka ugu shacbiyada iyo dhaqaalaha badan qaarada Afrika.
