berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Kililka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar Iyo Wefti Balaadhan Uu Hogaaminayo Somaliland Safar Kuyimi Iyo Ujeedad Socdaalka
February 27, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa goor-dhawayd soo gaadhay magaalo xuduudeeda Wajaale.

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa hadda waxana loo soo galbiyay dhinaca magaalada Hargeysa oo uu caawa u hayo doono.

Maalinta beri ah ayy Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ka qayb-galaya dhagax dhigga Waddada isku xidha Berbera iyo Wajaale ” Berbera Corridor”, taasi oo la filayo in uu Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi dhagax dhigi doono.

Dhan kale waxa magaalada Hargeysa ku sugan wafti kale oo ka socda dawladda Imaaraadka Carabta kuwaas oo u yimid inay ka dhagax dhigga Waddada isku xidha Berbera iyo Wajaale ” Berbera Corridor”

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waftigan ku soo dhaweeyay magaalada Wajaale

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews