berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Dhagax Dhiga Wadada Berbera Corridor Ee Wajaale Iyo Berbera Isku Xidhi Doonta
February 28, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad ka jeediyey munaasibad lagu dhagax dhigaayey jidka isku xidhi doona magaalooyinka Berbera iyo Wajaale ee “ Berbera Corridor “

Madaxweynaha ayaa sheegay in jidkani uu noqon dooni mid  kaalin weyn ka qaadan doona isku socodka ganacsiga iyo dad ba ee Somaliland Iyo Itoobiya

Sidoo kale Madaxweyne Biixi  ayaa sheegay in jidkani sabab u noqon doono in dekada magaalada Berbera ay tartan la gali doonto dekadaha geeska Africa ka jira

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/r8Zzhz6H-eA?t=309

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews