berberatoday.com
Cadaymo Muujinaya Goobtii Lagu Kufsaday Lagu Khaarajiyay Gabadhii Yareyd Ee Caasho Ilyaas Oo La Helay Iyo Afar Wiil Oo Kiiska Loo Qabatay Qirtayna
February 28, 2019 - Written by admin

Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Waa qayb kamid ah cadeymadaha laga helay gurigii la tuhunsanaa in lagu kufsaday hadana lagu diley caaisha ilyaas aadan oo 12sano jira

ciidamada P.I.S waxay soo qaabteen 4 wiil .
Wiilasha lasoo qabtay qaarkood waxay caasho ilyaas aadan yihiin walaalo iyo qaraabo dhow iyo deris

Mid kamid ah raga wuxuu ka yimi qurbaha.
Arrinta waxaa fududeeyey oo sabab u ahaa in arrinta lagu guuleysto,ragii qodey qabriga caaisha oo sheegay raga lasoo xiriiray kana dalbaday in loo qodo qabri.

Mid kamid ah raga ayaa qirtay falkaas kadibna kuligood way qirteen.

Odoyaasha dhaqanka ee gobolka mudug iyo beelaha ay kasoo jeedaan 4taan wiil ayaa wada dadaalo ay kaga badbaadinayaan wiilashooda sharciga waxayna u badantahay inay ku guuleystaan,maadaama dalku sharci ka jirin. Waxaana dhici karta in qoyska caasho ilyaas aadan ay qaatan Magdhow .

Dalka Soomaaliya dad geystay Kufsi dilayna qof dumar ah oo ay kufsi u geysteen oo sharciga islaamka lagu xukumay majiro waana sababta markasta ay usoo noq-noqoto kufsiga iyo dacadiga loo geysto dumarka soomaaliyed

Xigasho Samadoon Cumar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews