Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Baajiyey Safar Uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Berbera”Daawo Warbixin Muuqaal Ah HCTV
March 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dawlad deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar oo maalintii shalay aheyd Hargeysa kaga qeyb galay dhagax dhiga jidka Berbera Corridor ayaa waxaa uu baajiyey safar qorsheysnaa oo uu ku tagi lahaa magaalada Berbera
Ilaa hada ma cada sababta safarkaasi oo madaxweyne Biixi madasha ka sheegay loo baajiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan