Daawo Muuqalka”Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Adag Uga Hadlay Maalgashiga Dekeda Berbera Iyo Saldhiga Ciidan Iyo Hadalada Isburinaya Ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiir Sacad”Waddanka Been Lagu Wadi Maayo… ”
March 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa waxaa uu si adag uga Hadley marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martey jidkii shalay la dhagax dhigay ee Berbera Corridor isla markaana waxaa uu su,aalo badan bulshada ka weydiiyey wadadaasi
Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa waxaa uu sheegay in niman siyaasiyiin ah oo shacabka iyo ilaahay ba aan ka xishooneen ay bulshada reer Somaliland been u sheegayan wakhti walba