berberatoday.com
Madaafiic Goor Dhaweyd Lagu Weeraray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya+Daawo Sawirada
March 2, 2019 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd  tiro madaafiic ah lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee kutaala degmada Wardhiigley, waxaana madaafiicdan khal khal ka abuurtay Madaxtooyada iyo Xaafadaha ku dhaw dhaw.

Qaar kamid ah Madaafiicda ayaa ku dhacay xaafado ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya , halka kuwo kale na ay ku dhaceen meel aan ka fogeyn xafiiska madaxweyne Farmaajo  , lamana oga in madaafiicda lala helay bartilmaameedka lala doonayay oo aheyd xarunta Madaxtooyada.

Wali lama oga in khasaaro ka dhasheen madaafiicdan lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, dadka degan xaafada ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada ayaa ku cararay guryaha shubka ah si ay madaafiicda uga bad baadaan.

No photo description available.No photo description available.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews