Daawo Muuqalka”Ciidamada Booliska Laanta Nabad Galiyada Wadooyinka Oo Hargeysa Ka Bilaabay Hawl Galo Lagu Qabqabanayo Darawaliinta Liisamada Wadista Gaadiidka Aan Haysan
March 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ay ka bilaabeen hawl galo ay ku qab qabanayaan darwalada wada basaska ee aan haysanin sharciga waddo marista
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/HPrcIRB99y8
Berberatoday.com