berberatoday.com
Cusbitaalka Hargeysa oo Markii U Horreysay Laga Hirgeliyey Qayb Cudurka Kansalka Lagu Baadho
March 5, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta lagu soo kordhiyey qalab cusub iyo qayb u gaar ah baadhitaanka cudurka Kansalka oo aan hore uga jirin iyo qaybo kale oo iyagana la horumariyey.

Waxaa xadhigga ka jaray Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, waxaana ka qaybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas, Dhakhaatiir Caalami ah, Madaxda Cusbitaalka, Mudan iyo Marti-sharaf kale oo lagu maamuusay munaasibadda lagu furayey qaybtaas cusub ee sida wacan loo qalabeeyey ee Cusbitaalka guud lagu kordhiyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews